Weerar culus oo saakay lagu qaaday Saldhig milatari iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya iyo dadka deegaanka kaga sugnaayeen degaanka Daaru-nicmo oo hoostaga degmada Runil-good ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidanka milatariga iyo ciidanka deegaanka ayaa wararku sheegayaan in ay iska difaaceen weerarkan culus oo Al Shabaab kusoo qaadeen, waxaana deegaanka Daaru-Nimca … Continue reading Weerar culus oo saakay lagu qaaday Saldhig milatari iyo Al Shabaab oo ka hadashay